Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: ladnaanpodcast@gmail.com ama Instagram: @ladnaan_podcast</p>
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida loo daboolayo baahida shucuureed iyo bulshadeed oo ay leeyihiin caruurta autism ka iyo ADHD-ga leh. Waxaan kaloo ka hadalnay sida loo taageerayo si ay u maareeyaan nolol maalmeedkooda.
Ogow in caruurta leh autism ama ADHD aysan isku wada mid aheeyn.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan xalqadaan idinku haynaa wareeysi xiiso leh. Waxaan wareeysanay Zeynab oo ah cilmi nafsi ka shaqeeysa Xarunta caruura baahida gaarka leh - Autism Somali Center ee ku taal Garowe.
Dhageystayaasheena waxaan ka codsaneeynaa haddii ay jiraan dad jecel ineey cilmigooda ama si kale ku caawin kara nala soo xiriiraan ama toos xarunta ula xiriiraan.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Fasaxeena kuleelaha kadib waxaan idiin soo gudbineynaa taxano ku saabsan xaaladaha ama dabeecadaha neurodiverse ka ah. Waa maxay, maxaa sababa, sideen ku ogaan karaa inuu ilmaheeyga leeyahay. Intaasba waa su'aalo aan ka wada hadleyno.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadaan waa Live Podcast oo aan la sameeynay waalidiinta Borlänge, Sweden. Xalqadaan waxaan kaga hadalnay sidaan u xoojin leheen isku xirnaanta qoyska.
Waxaan ka hadalnay lix qeybood oo naga caawineyso isku xirnaanta qoyska:
1. In aaladaha teknoloojiga iyo shaashaada aan ka fogaano kuna badalno waxyaabaha reerka isku soo dhaweeyn kara
2. In ay jirta hab dhaqan ama maamul guriga oo ay dadku dhan wada og yihiin (routine)
3. In wada hadalka la xoojiyo iyadoo naxariistii iyo isfahamkii lagu dabaqayo
4. In waalidka uu is fahmo, caruurtiisana baro sideey isku bari lahaayeen
5. In la haysto layskuna xiro bulsho iyo dad nidaamsan
6. In caafimaadka waalidka iyo kan caruurtaba la xoojiyo
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan maanta idiin haynaa xalqad xiiso leh oo aan ku wareeysanay Sadia Abubakar Ibrahim oo ah clinical psychologist. Iyadoo nooga warameysa waa maxay koriinka caruurta aan caadiga ahayn, maxaa keena, sideena waalidka ku garan karaa ama ula tacaali karaa.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadeena maanta waxaan kaga hadleynaa sidee ayuu ahaa Ramadankeena, maxaa inoo suurta galay qorshihii aan sameeynay? Sideen usii socod siinaa wax qabadkii aan sameeynay?
Waxaan kaloo idinla wadaageynaa sida ay reerka usii socod siin lahaayeen, camalada wanaagsan ay sameeyeen.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo inaan Alle u dhawaano.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Kusoo dhawaada xalqad cusub oo ka hadleysa sidaan caruurteena qalbigooda ugu abuuri leheen, uguna xasilin leheen iimaanka.
Waxaanu ka wada hadleynaa su'aalo ah:
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan xalqadan xiisaha leh idinkugu soo gudbineynaa wareysi aan la yeelanay Dr. Faadumo Mohamud Mohamed aragtida caruurta ay bulshada ka qabto iyo saameynta ay ku yeelaneyso tarbiyada iyo tacliintaba. Dr. Faadumo waxeey xanaanad ka furtay magaalada Muqdisho taasoo ula jeedadeeda tahay in lasoo saaro fac naxariis iyo jaceyl wax lagu baray iyo ineey u arkaan waxbarasha mid socota oo aan dhamaaneyn.
Bal nala dhageysta xalqadan xiisaha leh. Nala soo wadaaga ra'yigiina, idinkoo Instagram keena @LADNAAN_PODCAST noogu soo diraya. La wadaaga walaalihiina Ladnaan podcast.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan xalqadaan ku wareeysan Ubah Adan oo ah waalid, macalin iyo maamule iskuul. Ubah waxeey si fiican u kala dhigdhigeysaa dowrka uu macalinku ka cayaaro ilmaha ama ardeyga mustaqbalkiisa, waxbarashadiisa, iyo habdhaqankiisa. Iyo weliba muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka iyo macalinka. Waxaad kaloo maqli doontaa anagana ra'yigeena.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Amanda is a wife. A mother. A blogger. A Christian.
A charming, beautiful, bubbly, young woman who lives life to the fullest.
But Amanda is dying, with a secret she doesn’t want anyone to know.
She starts a blog detailing her cancer journey, and becomes an inspiration, touching and
captivating her local community as well as followers all over the world.
Until one day investigative producer Nancy gets an anonymous tip telling her to look at Amanda’s
blog, setting Nancy on an unimaginable road to uncover Amanda’s secret.
Award winning journalist Charlie Webster explores this unbelievable and bizarre, but
all-too-real tale, of a woman from San Jose, California whose secret ripped a family apart and
left a community in shock.
Scamanda is the true story of a woman whose own words held the key to her secret.
New episodes every Monday.
Follow Scamanda on Apple Podcasts, Spotify, or wherever you listen.
Amanda’s blog posts are read by actor Kendall Horn.